Tiro Madaafiic ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaceen Nawaaxiga Isgoyska Abuu Hureyra Hormuud ilaa Masjidka Xareed ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Goob joogayaal ayaa Somnews u xaqiijiyay in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay weerarka.
La soco halkan wixii ku soo kordha