Home Blog movies musalsal sitaara sitaara boqortooyada
Home Blog movies musalsal sitaara sitaara boqortooyada

sitaara boqortooyada



waa musalsal aan inaba caadi ahayn afartan naag waxay ahaayeen kuwo boqotoo yada xukumi jiray waxayna lahayeen awood balse waxaa lagu xiray qarigii ayka talin jireer dhismo xaga hoose kadhisan mid ayaa waxay dhashay gabar yar waxaana kosaday mid kamid ah nimankii kadan beeyaya iney xabsi uga dhigaan qasriga qolkamid ah kosimadeeda cidi lama ogeyn ninka korsaday waxay u haystaa kuwakale in ilmahan yar ladilay balse wuu bad baadiyay hooyadeed waxay ka xoreer doontaa sida rajada kaga jirto hooyadu iney malin kabixi doonaan fadlan hadaad xiseyneyso musalsalkan fadlan comment noo reeb mahadsanid
sitaara lix qatbood ayaa ku jira 8

Comments

You May Also Like