Home Blog wararka-somalida kafal celita bada uu bixiyay muuse biixi
Home Blog wararka-somalida kafal celita bada uu bixiyay muuse biixi

kafal celita bada uu bixiyay muuse biixi

sanadihii 2000 ilaa hada oo laga joogo 24 sano oromada kusoo qul quleysay Hargeysa, Burco, iyo Borame maanta iyadaa kaa afsomali badisa qabiikay rabto beyna kubireysaa sahan koodii waxay dhashay maanta iney bad aysan awoow yaashoodii aysan ku hamin awood iyo xeelada midna ay ku qadi wayeen, halse doqon dad cuna ah oo ahdii aad maqli jirtay aktilaa ah ayaa hogaanka uqabtay waqooyiga somaliya ee mamulka somaliland kaaso oo ugu danbeen ku galgashay madaama uu xilkii madaxtinimo uu kadhamaan rabo umadiina iska hor yimadeen ayuu ku riday god mugdi ah badii umada somaliyeed ama dadka dagan somaliland handidii maguurtada ahayd ayuu itoobiya ugacan galiyay ..............lakiin isagu wax siiyeel unbuu ka ahaye iney kumidowbeyso somali ma uusan ogeyn isgan waji uma uusan galin umada somaliyeed

Comments

You May Also Like