Search Blog
Hit enter to search or ESC to close
Trending Now
by
raasonews
all-of-us-are-dead 1
- Get link
- Other Apps
by
raasonews
haboon musalasal somali 2023 Qaybtii 17
- Get link
- Other Apps
by
raasonews
history harrar ee beesh reer fiqi omar ama abaadir arida
- Get link
- Other Apps
Home
Blog
wararka-somalida
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa shir guddoomiyey kulan
Home
Blog
wararka-somalida
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa shir guddoomiyey kulan
raasonews
- Get link
- Other Apps
coment.0
Reading Time
Labels
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo uu weheliyo Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay caawo yeesheen Golaha Fulintu.
Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta amniga gudaha iyo adkaynta difaaca.
Hoggaamiyaha ayaa xusay doorka shariifka ah ee dhalinyarada SSC-Khaatumo ay ku lahaayeen halganka, iyagoo ahaa ciddii 1aad ee ka dhiidhiday dulmigii deegaanka ay ku hayeen malayshida Soomaliland.
Golaha ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyay Alle Ha u naxariiste Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi (Hadraawi) oo 26 December 2022 lagu dilay magaalada Laascaanood, iyadoo dilkiii cadawgu u gaysteen shahiid Hadraawi uu horseeday kacdoonkii ay dhalinyaradu hoggaaminaysay, kaas oo ugu danbayna 25 August deegannadada lagaga saaray ciidamada malayshida Soomaliland.
Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa ugu baaqay shacabka SSC-Khaatumo in ay sanad kaddib markale hirgeliyaan halgan ku wajahan dawlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha nolosha
Raasonewstv Productions & Entertainment is your site for entertainment, movies, series, news, etc. All broadcast in your native Somali language.
You May Also Like
by
raasonews
Nolosha Darbi Jiifka part 1
- Get link
- Other Apps
by
raasonews
haboon musalasal somali 2023 Qaybtii 17
- Get link
- Other Apps
by
raasonews
haboon musalasal somali 2023 Qaybtii 18
- Get link
- Other Apps
Comments
Post a Comment