Baargaal

asc marka hore waad salaaman tihiin su,aal magaalo sidan ookale oo shiikhaal leedahay majirtaa yaa iagasiinkara wax history ah si loogusoo bandhigo bulshadeen aynu umaal gashano anigu makala aqaano magalooyin si gooni uleeyihiin oo lagu magacaabo aysan ka ahay raaso iyo hoosingo labadaan ma ah magaalo xeebeeed waxaynu rabnaa meel inoo noqota gobol 2030 haduu ale idmo asxbey nin kasta fakarkiisa iyo maskaxdiisa hasoo tuujo lama rabo shukaansi dadkaaga dhinac karaac soomaliya waa lakal yeeshee adiga maaxd leedahay awood iyo degaan xeebeed aynu dhisan karnolooma baahn oo kaliya culimo baan ahay somali ayaan wax baray kaliyee waxaad qabsato ayaa kuu dhaxal gal waaan idin salaamay magaladan cida leh magaranayo lakiin qof ayaa soodhigay hadii aad kasoo jawaabto waad mahadsan tahy hadii aadan kasoo jawaabin sidoo kale fagarkaaga iyo taladaad wanaagsani waa umihiim dadkeen waara inta nolol jirt dhamaanteen asc

Comments

You May Also Like