Home Blog wararka-somalida Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saaray amaro la xiriira la tacaalida Al-Shabaab
Home Blog wararka-somalida Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saaray amaro la xiriira la tacaalida Al-Shabaab

Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saaray amaro la xiriira la tacaalida Al-Shabaab

Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saaray amaro la xiriira la tacaalida Al-Shabaab.

Xubnaha Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo iyo Saraakiisha Hay’adaha ammaanka oo maanta la hadlayay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Baardheere, ayaa amaro iyo digniin u jeediyay bulshada ku dhaqan Degmadaasi. Awaamiirtaasi ayaa waxaa ka mid ah inaan marnaba lala macaamilin kooxda Al-Shabaab, iyadoo xabsiga la dhigay dad ay ka mid yihiin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Baardheere, Hogaamiyaasha Xeryaha Barakacayaasha iyo Ganacsato la kulantay Shabaab. Kuankan Dawayne waxa halkaasi ka hadlay Taliyaha Ururka 49-aad Cali Jiijiile. Taliyaha ayaa sheegay in cid kasta oo la falgasha Al-Shabaab si ay u fuliyaan rabitaankooda ay xabsiga dhigi doonaan

halkan kadaawo video




Comments

You May Also Like