Home Blog wararka-somalida Bank ugu horeeyay ee laga leeyahay Dalka dibadiisa ayaa Maanta laga furay Magaalada Muqdisho
Home Blog wararka-somalida Bank ugu horeeyay ee laga leeyahay Dalka dibadiisa ayaa Maanta laga furay Magaalada Muqdisho

Bank ugu horeeyay ee laga leeyahay Dalka dibadiisa ayaa Maanta laga furay Magaalada Muqdisho

somaliya waxaa maanta lagulagu daah furay xarig kajarista bank ugu horeeyay caalami ah kaas oo laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan turkiyega wxaan laga furay magala madaxda somaliya ee mugadisho magaca bankguna waa siraad katilim waxaan laga leeyahay dalka turkiga warqada ogalaansha ah dawlada somaliya ayaa ansaxisay ruqsada siisay bangiga

Comments

You May Also Like