Home wararka-somalida mustafe maxamuud comar ka dhahay hadalkii abiy axmed ee buurta kaaraamardha?
Home wararka-somalida mustafe maxamuud comar ka dhahay hadalkii abiy axmed ee buurta kaaraamardha?

mustafe maxamuud comar ka dhahay hadalkii abiy axmed ee buurta kaaraamardha?

 

Dhawaan ayey ahayd markii uu rasul wasaarah Itoobiya Abiy Ahmed goob fagaaro ah kusoo bandhigay buug uu qoray Buuga uu kaga hadalayo sida tan in loo bahan yahay buurta kaaraamardha taallo looga dhiso Askartii Itoobiy kaga dhimatay  Dagaalkii waqtigaa dhacay 1977.

Madaxweynaha dawlada deegaanka somalida mustafe muxumuud cumar ayaa markii ugu horaysay  kajawaabay su'aashii ahayd  taallo in loo dhiso askarta Itobiyaanka oo loogu dhisayo buurta kaaraamardha dadkii Itobiya ugaga dhintay dagaalkii 1977

waxa uuna madax weynaha cadeeyay mowqofkiisa  ku aadan arintaasi xilli uu ka hadayay goob fagaaro ah, isgoo sheegay warkaasi ineysan wax kajirin

Comments

You May Also Like