Type Here to Get Search Results !

haboon musalasal somali 2023 Qaybtii 19

Cutubka 19 aad Jamaal iyo saaxiibkii ayaa isu yimid.

waxayna la balameen reerkii saxda ahaa ee yidhi waanu dhalanay

Jamaal waxa uu sheegay in dad badan oo magaaladan ku nool ay qoysaskooda ka maqan yihiin, taasina ay keentay in la yiraahdo ma fududa in la aqbalo in si sax ah loo bixiyo. Aabbe Ducaale haduu noolaan lahaa inantiisa si sahal ah uma dhiibeen. Oo maad na tusin caddaymo kugu filan. sidaas darteed waa inaan baarnaa dhiiga Dhalashada. Hubi in DNA lagaa qaaday. birta oo ballan la yeelato dhakhtarka.

Dhanka kale Ismahan ninkii waxuu ku adkeystay jimacah ayaan kuu imanayaa. markey erisay.   iyada oo ka murigeysan geeridii abo heed. oo  aysan hilmaamin  wali iyo ninkan ween oo dhahay guur baan kaa rabaa xalkaasi aad ayay uga xuntahay


ninkii soo doonay ismahaan wuu suginlayahay inata geerida ka dhamaneyso

waxuu kujiraa goorma ayaay tacsida dhamaneysaa wixii noolbaa dhaqan ubaahane

asxbtayda sharafta leh sida aad ula socotaan page keen fadlan follower dhah mahadsanid





asxbta ku xiran page keena waxaan idinka sugayaa 

comments dhiiri galin ah hadaad ka hesheen musalsal kan ay kuu matalayaan dhalinyaro somali ah ku waas

oo waqti galiyay si ay usoo saari la hayeen fanfilmis

ayna ula tar tami lahayeen hoolywoodka iyo kuwa kale ee caalamka

sidaad ula socoto fadlan kuxiro emailkaaga halka subscribe ka gali waxaad heli doontaa wax kasta oon soo galino website keena 


(Coming soon Qaybta 20)


Tags

Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.